TACSI ku socoto Maareeyaha Dahabshiil ee gobalka Awdal Ismaaciil Cabdi Riiraash.
Posted by admin on February 08 2010 23:10:20
• Agaasimaha Xogta Media Abdifitahaam Ahmed Mohamoud
• Agaasimaha Maaryaa News Agency Cabdilaahi Xuseen Faaraax “Maaryaa”
Shil Baabuur oo khasaaro geystay oo ka dhacay Wadada Warshadaha ee Muqdisho.
Posted by admin on February 08 2010 19:51:06
Shil gaari oo ay dadi ku dhaawacmeen ayaa galabta waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah Wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Posted by admin on February 08 2010 12:56:10
Ururka Al-Shabaab ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub fara badan iyo sargaal ay sheegeen in uu ka soo goostay dowladda KMG ee Soomaaliya.
Posted by admin on February 08 2010 12:55:44
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dalalka Carabta iyo Yurub ay kala hadashay joojinta Xaalufinta dhirta iyo Kiimikada lagu shubo biyaha Soomaaliya.
Posted by admin on February 08 2010 12:55:24
Gudoomiyaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa dowladda KMG iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay ka qeyb qaadato dhismaha gurigii hore ee golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Maamulka Puntland oo Somaliland ku eedeeyeen inay xad gudubyo xun ka geystaan Laascaanood.
Posted by admin on February 08 2010 12:54:55
Maamul Goboleedka Puntland oo ku eedayey dhigiisa Somaliland in xad gudubyo ka dhan ah bani’aadanimada ay ka geysteen Magaalada Laascaanood.
Posted by admin on February 08 2010 12:54:32
Tababarayaal u dhashay dalalka Biljimka iyo Faransiiska ayaa tababar siinaya ciidamo cusub oo ka socda Uganda kuwaasi oo loo soo dirayo gudaha dalka Soomaaliya.
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay howl-galo ay sameeyeen fashiliyeen qarax la’aan soo wajahday.
Posted by admin on February 08 2010 12:54:03
Saraakiil ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhowr jeer howlgalo ay ka sameeyeen Soomaaliya ay u fashilmeen qarash la’aan iyo tababar yari heysa Ciidanka dowlada.
Somalia: Ethiopian officials meet with TFG officials in Bakol region
Posted by admin on February 08 2010 12:45:20
The Ethiopian officials reached at El-berde village in Bakol region yesterday have met with the transitional government officials in the village in southern Somalia, witnesses said on Monday
Somalia: Al-Shabab retreating from Mogadishu, reports say
Posted by admin on February 08 2010 12:44:57
Al-Shabab fighters have reportedly vacated their strongholds in Mogadishu ahead of a government offensive.
Posted by admin on February 08 2010 12:44:41
At the Minnesota International Middle School, a charter school that enrolls mostly East African students, groups of elders from the local Somali community wander the halls between classes and convene in several "elders corners" throughout the day, always ready to dispense advice and wisdom and serve as good examples.